Buy Now! Documentation

Breaking News

Guurku waxa uu fican yahay dadka qaba wadna xanuunka

 

Daraasad laga sameeyey wadanka ingiriiska ayaa sheegeysa inuu guurku yahay mid u fican wadna xanuunka waxaana daraasadan la wadey mudo 13 sano ah .

Dad ka badan 900,000 qof ayaa su'aalo la weydiäyey dadkaas oo qabey cudurada wadnaha ku dhaca

waxaana daraasada lagu ogaadey in dadka guursada ay ka nolol dheer yhiin kuwa aan iyagu guursan .Sidoo kale dadka la xanuunsan cudurka sonkorta ama macaanka iyo dhiikarka ayaa iyagana la sheegayaa inuu u fiican yahay guurku Cilmibaadhayaasha ayaa sidoo kale aaminsan in wada noolaanshaha lamaanaha isguursada ay tahay caafimaad

0 Comments