Buy Now! Documentation

Breaking News

WARBIXIN: Maxay Ka Wada Hadleen RWS - Xamse iyo RWQ Sheikh Mohamed

 


Kulankii ugu dambeeyay, wakiiladu waxay ku guda jireen wadatashiyo miro dhal ah oo ku saabsan xiriirka wada shaqayneed ee ka dhexeeya ummadaha, iyadoo ay barbar socdaan horumarradii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.


Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa labaduba xaqiijiyay in Qatar ay si hagar la’aan ah ugu heelan tahay Soomaaliya. Waxay muujiyeen taageerada joogtada ah ee ay u hayaan hay’adaha dawladda ee qaranka, waxayna carrabka ku adkeeyeen inay ka go’an tahay dhammaan dadaallada lagu xaqiijinayo nabadda, xasilloonida, iyo ilaalinta madax-bannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.


@DawadNews



0 Comments