Buy Now! Documentation

Breaking News

DEG DEG: Hirdanka loolanka Kursiga Gudomiyaha Golaha wakilada



Warbixin Koban: Sida ilaa xogogaal ah ka helayso wargaysa Dawad Times Magazine 

Kursi gudomiyaha parlamanka ee uu baneeyay cabdirisaaq Khaliif Axmed Ayaa waxa ku loolamaya inay kursiga gudomiyaha fadhiistaan  Cali xamud jibril iyo Prof Yasin Faraton labadan mudane ayaa waxa kala dhisaya Cali xamud jibril dhisaya  xisbiyada mucaaradka oo aqlabiyada golaha wakiilada haysta halka Mudane Yasiin faraton dhisayso xukumada iyo xisbi xaakimka 

Waxa ila hada socda xulafaysi iyo loolan siyaasadeed oo jagada kursiga gudomiyaha golaha wakilada.

Halkan kala soco Dawad Times Magazine wararka uu danbeeye siyaasada 


0 Comments